Personal tools
You are here: Home Somali language Casharo Soomaali Ah Boqor Muxuu Udoortay Inuu Ku Dhinto Salibka?

Boqor Muxuu Udoortay Inuu Ku Dhinto Salibka?

Why would a King want to die on a cross?

Ruuntii Boqor wuxuu doona inu ku noolaado raaxo, iyo sharaaf, waayo, maalkiisa iyo magaciisa owgeed, wuxuu leyahay sharaaf ugaar ah. Oo wuxuu leyahay midiidiin badan, adeegahaas badan wuxu mid walba loo dhiiboo shaqo gaar ah, Haday tahay maamuulka maalkiisa Xafiisyadiisa gurigiisa caruurtiisa dhamaan nolooshiisa iyo ta dadkiisa inta unoolyahay, Boqoor waliba wuxuu jecel yahay in boqoornimadiisa la qadariiyo. Amaa loosharfo sii isaaga ugaar ah. Laakiin Boqorkan ayaa doortay, inaan isaaga loo adeegiin. Isaago ah Boqoor, mid weligii jiiray, mid uu Dhashay Boqorniimo, ayaa uyimid inaan loo adeegiin, laakiin isaagu u adeego noqdo. Oo kuwaa xidhan ay furmaan, kuwaa gudcurka kujiraa ay iftiin helaan, kuwaa buka ayboogsadaan, inuu jiinoolaha xooreeyo, iyo maydka sarakiciiyo. Wanaag iyo jeceel u abuuro.

Wuxuu uyimid inu qabaano oo uu isaagu ogolaado, naftiisa saliibka ku diilo. Waayo isaagu waa Baraarkii Sadaqadda kan laguu helay dembi dhafka.

This man, God in the flesh, said to His Father in Heaven “SEND ME”

Niinkan Ciise, waa Qawl Ilaah oo jidh huwaan, wuxuu ku yidhi Abaha Jannadda jooga, Abow Iidiir Aniiga, madama Binu-Adan odhan dambigoogii uu luumiyey. Niin iyo naag waxay ka baxeen amaarkii iyo sharciyaadii Ilaah Rabbigoodu faray. “Marku ku amray inaysaan diiliin Oo naf gooynin, Binu-Adam wuu diilay. Oo wuu xaaday, been ayuu shegay. “Ilaah wuxuu ku amray” hasiinaysaniin oo nafta iyo jidhkaga haa wisiiqayn. Hadana Nin iyo Naag way sinaysteen oo dambaabeen, “hadana wuxuu yidhi dariiskiina dhawra” oo sida naftiina ujeclaada kuuwa kale oo haa isxaasiidina Qaynuunkaas odhan Binu-Adan daqada ayuu katuuray. Sabaabtaas Admii odhan wuxu sameeyay wax sharciiga Ilaah ka gees ah. Hadaad tahay Binu-Adan waxad tahay dembii leh. Wana qayb kamiida Binu-Adminiimada. (It’s a part of being human.)

So how then could human be saved and go to heaven?

Haddaba Binu-Adam sidee ayuu ku badbaadii oo uu janno ku heeli?
Waa suu’aal weyn? Oo side ayuu dambi dhaaf ku heeli? Ilaah wuxuu usoodejiiyey umaaddiisa sharciyo iyo amaaroo ay ku dhaqmaan, “Wuxuu Yidhi amarkayga oo dhan dhawraa oo yeela.” Sidaas ayaad Janno ku galii kartaan.. Laakiin waxaa dhacay inay dhamaan Binu-Adam jabiiyey qaynuunkii Ilaah siyey.

Markaas Ilaah sidu u arko amaa u xukuumo, Admiigu kuma guuleysan axdiigii Ilaah soo dajiiyey. Taas awgeed Boqortooyaadiisa Jannadda magalii karno. Tijaabiin, iyo sharciigii hore kaliiya in laa racaa, waxay ka dhigaan tahay in dadku usaan lahayn awood uu kaligiis ku ofiiyo amarka iyo qaynuunka Ilaah.

But from heaven Christ the Messiah cried out, “SEND ME”.

Ciise Masiixa ayaa Jannada ka dhawaaqay, “ANIIGA IIDIR”

A human body was prepared for Christ.

Arriintaas awgeed Ilaah wuxuu gadhay sidii uu Binu-Adan dambi dhaaf ku heeli laha, Ilaah jecaayl u uqaabo duniidda wuxuu usoodiray Eraygiisa oo jidh dad huwan. Waxaa samadda ka dhawaqay Cod, kaas oo ah Ciise Masiixa, oo jidh dad loodiyaariiyey dhiig nool luud, laaf, iyo xuubiin leh. Jidh Nin ayaa loo diyaariyey Ciise Boqorka Janadda inu ku soo dagoo dhulkaan.

Imagine, God caming down from Heaven in the body of a man.

Wayaab marku Ilaah ka soo dagay Janadda, isaagoo jidh nin huwan inu booqdo abuurkiisa, iyo inu ugu dhiinto Iskutalaabta Umaadda.

The deal had been made,

Ilaah Abaha go’aan ku gadhay, wuxu u diyaariiyey jidh Ilaah Inaanka, oo loo yaqaan Ciise Masiixa. Ciise ayaa dhuul kaan imaan, inuu isaagu adeego oo iisuu bixiiyo sadaqad Ilaah, iyo sadaqad dambii. Ciise wuxu yimid dunidan isaago ruuh Ilaah ah, oo jidh dad qatay, inu isaagu Qabaano ama adeego oo isuu bixiiyo sadaqadda dambii dhaafka Binu-Adan.

And then, the angel Gabriel,

Taas darted ayaa Mala’igta Gabriel ama Jibriil oo hortaagan Ilaah muqaalkiisa ayaa Maryaan uguuba uguu bishareysay, oo tidhii Maryanay, “nabaadii korkagaa haa ahaato,” waxaad uguu mudaantahay haween oo dhan waad uraysaan oo Wiil ayaad dhali, Magaciisa waxaad ugu yeedhii Ciise.

And the angel Gabriel went on to say, “The Holy Spirit will come upon you.

Mala’igti waxay ogeeysiisay Maryaan Ruuxaa Quddusa ayaa korkaga kusoo degii. Oo waxaa dushaada imaanii oo hadhayn doonii Quuwaadda weyn ee Ilaaha Saree. Sabaabtaa ayaad Ilmaha Quduusa ee uurkaaga ku jiira loogu yedhii Wiilka Ilaah. Waayo bilowgi, Qawlku Ilaah ayuu ahaa. Wuxuu ka yimiid Ilaah, wanna Ilaah Ruun ah.

Wise men came from the east. They came to Jerusalem asking.

Nimaan Xigmaad leh ayaa barii ka yimiid, oo waxay yimaadeen Yeerusaleem. Iyaago leh. “xagee buu jooga Boqoorka Yahuudda ee dhashay? Waayo barri ayaanu xidiigtiisa ka araagnay, oo waxaan u niimid inaan caabuudno.”

Imagine, men from the east, came to worship the King of the Jews.

Wayaab markay Nimaan Xigmaad leh ka yimaadeen barii inay caabuudaan Boqoorka Yahuudda. Waxay ka arkeen Xidhiigtiisa Jannadda sare. Nimaan kaas may aheen Yuhuud, waxay ahaayeen dad kale (Gentiles). Inkaastooy ahaayn Yuhuud, Ilaah Weyn ayaa Karamaadiisa iyo Xiigmadiisa Ruuxa Quduuska ah, uguu muujiiyey iyaaga Babaadiiyaha Duniidda ee ku dhashay beet laxaam (Bethlehem.)

The Wise men came to worship the King in the body of a baby.

Niimaanki Xiigmada laha ayaa u yimiid inay caabuudaan Boqoorka Ilmaha ah ee haalkas ku dhashay. Niimaankii Xiigmadda laha ee halkaas tagay ayaa waxay arkeen Quuwaadda Ilaah siida gooniida ee ushaqeyso. Walaal Ilaah Boqoorka ah ee Subxaan ka fikradiisuu waa ka foog tahay teenna, oo wadadiisuna waa ka saraysa taan Binu-Adam. Oo sida Jannadu ugaa sarayso dhuulka, aya Ilaah Caadiilka ariimihiisu uu sareeyaan. Ciise wuxu udhashay Boqoorniimo, Wanna Boqoor mid Ilaah xagiisa ka yimid inuu isagu adeego. Wuxu u yimiid jidhkiisa inu ku diilo iskutalaabta oo isuu bixiiyo sadaqada dambiiga.

Ciise wuxuu udhashay Boqornimo. Wanna Boqor mid Ilaah xaguusaa ka yimid in uu isagu adeego. Wuxu uyimid jidhkiisa inuu kudiilo iskutalaabta sii uu naftiisa ubixiiyo, oo uu noqdo saddaqadda dambi dhaafka dadka duniidda odhan.

Later we read that this baby Jesus.

Wuxu kitaabku inoocadeeyey in Ciise kudhashay dhuulkan an joogno, o ku koray sida ilmo ilaa uu Nin weyn noqday. Marku (33( saddex iyo sodoon jiir gadhay ayuu yidhii. Niinaa nafteeyda igamaa Qaaddi karoo, Laakiin Aniiga aya raali ka ah inan nafteeyda ubixiiyo dadka. Markale ayuu yidhi mid awood leh oo naftayda goynkara majiiro. Laakiin, Aniigo Borqor ah ayaa ogolaaday inaan ishooseysiiyo on iskutalaabta laysaaro, inaan offiiyo sabaabtaan duniiddaan iyo dhuulkan u imiid, taas oo ah in nafteyda iyo jidhkeyga ubixiiyo saddaqad dambi dhaaf.

Ciise ayaa ralii ka ah inu qabaano oo isaaga laguu diiloo iskutalaabta, sii isaaga kor loogu qaddo qoriiga iskutalaabta inuu kudhiinto iyaado duniidda odhaan arkayso. Wuxuu ogolaaday oo usuugay in isaaga loo saaro dhabaarka ciqaabta amaa takhsiirta dambiiga duniidda odhan, sii Binu-Adan uu heelo dambi dhaaf.

Sidaad ogtahay waxaa quudha ee dambi tirtiiraa, amaa cafii laguu heela waa Saddaqaad dhiig in laa bixiiyo. Walaal sabaabtaas ayaa Ilaah usoo diiray Ciise Masiixa inuu ku dhiinto iskutalaabta inuu isaagu bixiiyo Naftiisa sii aan adiga iyo aniigu uga xooroowno ciqaabta dambiga dhimashada.

Men, Women and children have tried to work their way into heaven.

Haduu Ilaah soodajin sharciiyo iyo qaynuunkiisa siidee ayuu Admiigu ku ogaan karaa inu dambiileh yahay? Dad badan ayaa iskudayay, oo aad udadaalay inay ushaqaaystaan sidii ay Janno ku galii lahaayeen, iyaago ofiinaya sharciga iyo amarka Rabbigu ino soo dajiiyey. Waxay samayeen oy mujiiyeen wanaag badan, jeceel, iyo naxaariis, hosaysnimo dulqaadasho Cafii, cibaadaad oo bixiiyey sadaqaad iyo sakoo, oo salad iyo soon iskudaray. Sii ay dambi ama khataal u galiin, oy Janno guutaan. Laakiin, sikaastay u dadaalan, weelii waxay kusii socdaan dambiigoodi. Oo Binu -dam iskii umaa joo jiin karo dambii. Waa koluu been sheego oo eraayoo deelqaaf ah iyo damacaa shuquulada duniida qaato. Ilaah wuxu dadkiisa u cadeeyey isaago siinayaa sharcii iyo amaaro ay ku dhaqmaan. Haseyeshe, Ilaah wuxu ogyahay Binu-Adam weeli waa dambii leh, taasna Ilaah ma qaanciiso.

Admiigu ma galiikaro Janno, isaagoo sharciiga kali ah racaaya, Waa inuu toobaad keenaan uu heelaa caafi. Sabaabtaas ayaa Masiixu uu yidhii “ANIIGA IDIR”, waan tagii. (Send Me I will go).

Jesus Christ had to die on the cross.

Ciise Masiixa waa inu ku dhinta iskutalaabta. Dad badaan ayaa isku daya oo ku dadaala in wanaag ay sameyaan oo uqaaba inay ciibaadadooda ay Ilaah agteeda gaadhsiin amaa ku filaan tahay. Waa maya, Rabbigu wuxu inaga rabaa toobaad keen iyo qiirashada Ciise Masiixa inu yahay badbaadiiyaheena kan inaaga xooreyey taqsiirta dambiiga.

An athletic tries as hard as he can to jump over the high jump.

Nin haddu tartan ugaalo bootiin dheer inte in leeg ayuu ku dadaali inuu ku guulaysto bootiintaas. Marka hore waa inu dhameeya qodobadda bootiinta dheer odhan, haseyeshe haduu boodo bootiin dheer asee uun gaadhiin qiiyaastii lagarabay inuu boodo dee markaas kumaa usaan gulaysan Xakiinki halkaas joogay umaa xukuumin Bilaad inuu heelo, sabaabto ah maa uun boodiin qiyaasti laa rabay. Waa sidaas okale Binu-Adan awood uu ku dhameeyo, amaradda Ilaah, oo u Rabbigiisa ku qanciiyo malaha,

Walaal Ilaah Xukuunkiisu waa ka sareya kan aadmiiga. Sidaas okale hadaan Binu-Adan heelin Ilaah Naxaariistiisa iyo qawlkiisa u jidhka huuwiiyey ee usoo diraay dadka Duniidda odhan inay rumeyaan, Ciise Masiixa, oo qiirtaan inuu yahay badbaadiyaha dadka kan ka qaaday ciqaabta dambiga dhimaasho, waxba ma hagagayaan. Walaal maa ogtahay Ilaah inu yidhii ciqaabta, ama takhsiirta dambigu waa cadaabta. Halkaas Ciise ayaa ku dhintay adiiga iyo anigaba inuu inaga diifaaco cadaabta.

Binu-Adam Janno magaliikaro, isaago racaaya sharciiga iyo axdiiga hore, taas oo ah naf naf udiil, Iliig Iliig uu ubixii, amaa Il Il uu saar. Taas waa aarguudaasho, wana qaan qaan ku ceeli. Ariintaas owgeed waa inu Binu-Adam marka hore uu toobaad keena u cafiis heela. Taas ayaa uu saabaab ah marku Ciise Masiixa yidhii ABOO ANIIGA IDIR WAAN TAGII DHUULKA.

In terms of righteousness, God’s behaviour and moral character,

Ilaah Xaqnimadiisa iyo Dabciigiisa waa inaaga foog yahay. Oo siida Jannadu ugaa foogtahay dhuulka ayay, Ilaah talaadiisu uu saraysa. Ruuntii makula tahay camalka dadka iyo dunuubta nolooshooda dambiga ah inay Ilaah Xaq ah agteeda gaarsiin? Waa mayaa. Sidas awaadeed aya Ilaah u sodiray Inaankiisa oo jidh Nin huwaan. Walaal Ilaaha Xaqa ah, sii gooniiya ayuu ushaqeeya naxaariistiisu waa weyn tahay, Ilaah wuxu soodiray Erraygiisa oo jidh dad loo diyariiyey.

Ninkan Ciise Masiixa ayaa awood uheelay inuu fuuliiyo qaynuunka iyo sharciiga odhan. Isaga usoo dagay inuu tirtiiro taqsiirta dambiga duniida. Waayo Isaagu waa bilaa dambi, oo waa quddus. Ciise oo ah Qawl Ilaah oo soodegay ayaa ah midka kali ah een jabiin Qaynuunka Ilaah, intuu jidhka huwaana uu duniidaan joogay. Waayo, siiday ku dhacday?. Isaagu waa Ruuxa Quddusa, waa Xaq, oo waa dhanyahay, waana daahiir xagga Ruuha iyo Jidhka. Waa Ilaah oo Jidh huwaan.

(HE WON THE COMPETITION)

Ciise guushii wuu helay, Shaydan iyo halaagiis kama hor joogsan kariin inuu Ciise Caabuudo o laa socdo Abihiisa Jannada joogga. Islamarka ibliis iyo awoodda la siiyey odhan, kama adkaan, kama hor istaagiin Ciise Masiixa inuu fuuliiyo Amarka Abihiis. Wuxu ka adkaday ciqaabta dambiga dadka iyo iibliis oo ah abaha sharka. Ciise ayaa dhameyey sababtu dhuulkan uyimid inuu ku dhiinto saliibka, sababtoo ah kan xaq ah. waa inu udhiinto, kan aan xaqa aheen. Oo kan Ruuha ka Quuddus ah waa inuu siiyo Naftiisa, kan dambiilaha.

Dambi foolxuunaddi iyo halaag shaydaan, midna kama adkaan, Ciise wuu gadhay guushi, wuxu ka adkaday geeriidda iyo gudcuurkii ibliiska

When Christ said to the Father.

Marku Ciise yidhi, “Aboo Aniiga Iddir “Ciise wu ogaa in nolool Qudduusa, oo daahiira uu ku socoon inta uu dhuulka joogo o u jidh dad huwaan yahay. Isagaa isu diyariiyey in loo ganaaxo dunnuubta dadka awgeed. Ciise waa Baraarki sadaqaada, oo dhiigiisa ayaa Inaga xooreeyay cadaabta.

In the Old Testament

Hadii aan fiirino Kitaabka Axdiiga hore ee Cuuliimadda Diinta iyo Madaaxdda hore ee dadka Yuhuuda waxay ahayd inay qataan Neef Xoolo ah, Baraar adhii oon iin laheyn, oo waa inay geeyaan Macbuudka meesha Ilaah Bariiga, ee halkaas ku yaal. Waxay Neefka udhiibaan Waddaadka halkaas mamuula.Waddaadku wuxu Neefka uu jeediiyaa dhiinaca Qudbaada. Markuu gacaanta saaro Neefka Baraarka ah, ayuu ku duultuukadda sii ay dambiga dadkaas ugu waareego Neefkaas xoolaha ah. Kolkay taas dhacdo, waddaadkii wuxu hunguuriiga ka gowraaca Neefka oo Neefka dhiigiisa ayaa daata, Neefkiina wuu dhinta. Neefka waxaa loo bixiiyey Sadaqaad Dambii dhaaf. in dadkaas Ilaah cadhaadiisu ka qabaawdoo.

Why did the priest sacrifice the animal?

Muxu Waddaadku Sadaqaadan Xoolaha u bixiiyey? Sabaabto ah Ilaah ayaa ku amray Reer Binu Israel, marku usoo dajiiyey qaynuunkiisa inay bartaan oy sidaas sameeyaan. Waxaa amar loosiiyey inay Neef Adhii ah ubixiiyaan sadaqaad dambi dhaaf. Ilaah wuxu ogeysiiyey dadka, taqsiirta dambigu wa dhimaasho. Abaalgudka dunuubta dadka waa dhimaasho.

But not simply physical death.

Dhiimaashada ma’aha taan caadiiga ah, ee jidhka disha ee naafta iyo jidhku kala baxaan. Taas ma qaanciiso Rabbiiga, manna joojiiso cadhaada Ilaah ee ka gees ah dambiiga.

Ilaah wuxuu ka hadlaya dhiimashada dambiiga taan Nafta diisha, ee loo yaqaan dhimasho labaad (second death).

Ilaah cadhaadu uqaabo dambiiga, waxa quudha ee raalii geeliiya waa marku u guudbiiyo dambiilaha inu ku noolaado cadaabta weliigeed ah.

Jesus Christ said

Ciise Masiixa ayaa yidhii, Hadii aad iruumeysan Aniiga, ood toobaad keeniin, hubaal waad ku dhiimaan dambiigaaga.

The Angel

Mala’gta Ilaah, Gabrielle ayaa Maryaan ku tidhii Ilmo ayaad dhaali, Magaciisa aad siindoontiid waa Ciise. Sabaabto ah Ciise ayaa ah badbaadiyaha iyo tirtiiraha dambiga dadka othan.

When Jesus said “send me”

Marku Ciise yidhii Aboo Aniiga Idiir, wuxu ujeeday, Aniiga I diir oo dushayda saar taqsiirta dambiga dadkeeyga. Sii aan uqaado ganaaxa dambiigooda. Wuxu yidhi Maa istaahiilo inaan dhiinto, sabaabto ah waxaan ahay Naadiif, bilaa dembi. Waa xaq inaan udhiinto oon dhiigeeyga udaadsho dambiilaha. Waayo Quudduus ayaan ahay, oo weliigay dambi maa galiin. Maa istaahiiloo inn lay ganaaxoo, sabaabtoo ah weliigay maan jabiin sharciiga iyo xukuunka Ilaah.

Aniiga raalii ah inaan udhiinto dambiga umaadda, sii aan ugaa xooreeyo ciqaabta diimaasho. Hadii kale dambigoodu wuxu ukaxayn doonaa Cadaabta iyo Siliica Naarta weeliigeed ah. Marka Aniiga idiir inaan ugu dhiinto saliibka iyaaga owgood.

And so this King.

Markaas Boqoorkan Mid kan hoose ugaa sodagay Jannadda ee qatey jidh dad ayaa uguu dambaystii qaaday dambigii duniida oo laa koray iskutalaabta halkaas oo isaagu ku dhiintay inuu joojiiyo cadhaada Abihiis.

Sidaad ogtahay in dambii taqsiirtiis laga badbaado waxa loo daadsha dhiig. Ciise ayaa dhiigiisii udaadshay dambigaga iyo kaygaba.

By Margaret Noor Abdulla

Document Actions