Injiika Quddusa
KITAABKA INJIILKA QUDDUSA WAA MUJIINTA QAWLKA ILAAH IYO AWOODIISA SARE EE WEYN
Injiilka quddusa waa mid ka shekeynaya taariikhda Ilaah iyo Duniidda wakhtigii hore, wakhtiigan jooga, iyo kan soo socda, wixi dhacay, waxa jooga iyo waxa soosocda ee dhicii doonna.
Injiilka quddusa wa mujiinta iyo saldhiiga awooda Sare weyn ee Ilaah ku shaqeeyo. Waa mid tilmaamaya xalaada iyo duruufta Admiiga duniiddan biloowgii illa a’akhiirka.
Injiilku waa mid xaqiijinaya farxadda kan ruumeystey Sayid Ciise Masiixa, ee helay cafiiga dembiiga, iyo dhaxalka Boqortooyada jannada.
Injiilka Qudduusa waa Qaawl Ilaah, waa mid ku baraaya wadada ruunta ah, ee lagu heelo badbaadada iyo cafiga dembiiga.
Waa mid udiigaaya baba’ah kan khilaafa, ee ka hore yimada, ee ku socda mugudiiga iyo shuqulaada sheydaanka.
ITS DOCTRINES ARE HOLY
Injiilka aqiidadiisa sare waa qudduus, waana mid ra’iiggiisa weyn ku dhisanyahay in laa adeeco muhiim iyo khasaab tahay. Waa mid taariikhi Qawl Ilaah oo ruun ah, waa mid muujiinaya dabciiga Quduusa ee Ilaah ku shaqeeyo , taas oo ah jeceel, naxaariis , cafii ka buuxo. Wana kitaabka qudha ee ku tuusaya wadada kali ah ee Ilaah lagu garto. Waa mid aan lagu turun tuuroon, Laakinse ku horseeda iftiinka Ruuxa Quduusa ee Ilaah. Waa mid go’aankiisa adag aan bedelmiin lana bedelii kariin.
READ IT TO BE WISE
Ahkriiso inaad heesho xigmad caaqil ah, aamiin waa nabada lagu waarro, ee Ilaah kali ah laga heelo. Ku dhaqan inaad quddusnimo daahiira ku noolaato naftaada iyo jidhka, sii aad Ilaah Rabbigaaga hortiisa ugu noolaato eed laawe.
IT IS THE TRAVELLER’S MAP
Kitaabka Quduusa waa qariidada mapka kan socdaalaya, waa usha xujeeyda, iyo diirada jiheeyaha duuliiyaha. Waa seefta askariiga. Waa qodobadda qoraalka Kitaabka Quduusa ee Ciise Masiix iyo xeerka Masixiiyinta. Waa albaabka Jannada oo furan, iyo Qawl Ilaaha nool kan daboolay irriidaha cadaabta oo xidhay ibliis iyo halaagiisa.
JESUS CHRIST IS ITS GRAND SUBJECT
Injiilka Qudusa waa mawdduca sare ee Ilaah xukunkiisa weyn. Waa kan wanaagsan ee naxwoo iyo maamuul u hogaansan amaarka Eebbe oo xurmo, iyo sharaf gaar ah ku dhamada.
IT SHOULD FILL THE MEMORY
Waa mid buuxiiya xasuusta qalbiiga, oo hantiiya maskaxda. Waa hogaanka wanagsan ee luugahaga, ahkriisoo sii xiiso leh, wahktiikasta, waayo waa haysashada maalka iyo dhaxaalka noolasha waliigeed ah ee Rabbi Ciisse bixiiyo. Waa hantiida nabadda ifka iyo akhiiro, waa farxada Jannada iyo raaxaada duur duur an dhamaan.
IT IS GIVEN YOU IN LIFE
Kitaabka Qudusa waa hadiiyad lagu siiyey nooloshada, waa mid furmaya wakhtiiga xukuunka iyo xiisaabta, oo xasuustiisu jiriidoonto waliigeed, iyo dhexgalka mas’uuliyad sare.
Waa mid abaal guud weyn loo siiyo kan ku rumaystey ee ah adeegaha Ilaah. Oo Ciisse Masiix oo ah qawlka Ilaah soodiray ayaa ah kan gooyey seetaadii ibliiska gudcuurka ah, oo ka cafiiyey ciiqaabti dambiiga kan ruumeestay ee ku ashahaata Ciise Masiixa iyo kitaabka quddusa. Waa mid ah baba’ah kii alla kii khilaafa ee ka hor yimada Injilka muqaddas ka ah ee barakeysaan.
OWNED IT’S RICHES
Milkii u lahow waa haantiiye, sii haboon u dariis waa xigmaad caaqiil ah, aamiin oo rumayso waa badbaadada iyo bixintaade. Jeceel ku qaado caqiidadiisa sare Quddusa iyo tilmaantiisa ah saldhiiga jeceeyl iyo nabad,cafii iyo naxaariis Ilaah
By Margaret Abdulla

Previous:
Soonka Runta Ah
